xoronimo waa dheeman luul
dhextaal iyo wa laf dhabar
iyo dhabar weeyoo
dhalaankaa lagu korshaa
waxaa guur lagu dhidbaa
naf iyo dhiig loo huriyo
dhibaatiyo dhabar adayg
midnimo loo wada dhan yahay
dalkeeniyo ciidan dhacay
sidii loo dhicin lahaaa
hadaan loo wada dhib gelin
dunidan dhaxal baan ka nahay
waxaa guur lagu dhidbaa
naf iyo dhiig loo huriyo
dhibaatiyo dhabar adayg
midnimo loo wada dhan yahay
gumaysigu wuu dhiciye
dadkaygoow dhiiranow
dhulkaeeniyo hadafka guuud
dhexdoodaa xumaan ka jiraa
waxaa guur lagu dhidbaa
naf iyo dhiig loo huriyo
dhibaatiyo dhabar adayg
midnimo loo wada dhan yahay
inaan dhoomaha sidno
dadkeenii la dhoofiya
dhigeena laguu wiirsada
gar iyo dhimaasho ka roon
waxaa guur lagu dhidbaa
naf iyo dhiig loo huriyo
dhibaatiyo dhabar adayg
midnimo loo wada dhan yahay

Exit mobile version