VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jawi kale - Lyrics

hadii aad jarmaadood jacaylkeenii burisay adigoon jixin jixin hadaad juuqba daysay cakuye jabkayga jano adigu moodoo jiradaad abuurtaan jalkii qaadan waayay maankaad jibaaxdaan ka dhayaa jaleecada inkastoon jirabanoon awgaa usoo jabay noloshayda kaa jaray hadii jikaariyo jujuub aad aloostoo jirjiroole qaabkii hadaad jaanta ii rogi markaan kuu jiboodaad jawi kale samaysee nabsigu haduu jiro jawaabtiisa waad heli
Queue is empty
-- / --