VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma qaadi karo jacayl - Lyrics

ma qaadi karo jacayl maa qaadi karo ii qosol ii qardee qorshayn maayoo hiigsi la quboo waan qancay aniguye qaabili maayoo ruux qudhayda qandho la raboo waan qancay aniguye qurxin maayoo rajo qbyowdoo qiiro uun sidatee qajeeloo hawl kaligay qabee qalbigii bogsooday qushuuc kale uma quudhee qudhaydani qabawday
Queue is empty
-- / --