VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gocasho - Lyrics

jaceyl kani gantaha dhigay sida geed udhalaybaa iguhaadinaayo gaydhan iigun wacane maxaan guuraha habeen dhulkoo gudcuroo madow galmaxsademe maxaan dul tagay ku goohay waxaanan garan calafka guulaa hayoo nasiib iima gaynayee mar ila hadal garashadaa anuu baa kugu gafee hadaan shalay nafsi kaa galay gocashaa qabaayoo galab raadiskaagiyo aragaaga jecelahay maxaan sida goronyo cowl anigu gaalaa rugmaday gadaal dib u soo noqdoo hadan juu kudi abaal calaf kuula haayo nasiib ima gaynayee mar ila hadal garashadaa anuubaa kugu gafee
Queue is empty
-- / --