VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Han jacayl - Lyrics

Hankayga adaa udooran Adaa hurdada udiida Sidii damalkii hareeya X2 Adaa daacad ii hogansha Hiyiga dirqiyoo kaxeeya Ku howlan daremadada Intaa hibashada kuDayra X2 Adaa dookhayga heesta Niyada dowriyoo diraaya Hawaawi adaa ku beera Hubaal adigaa damqaya X2 Adaa hamigayga dooja Adaa hogol ii daroora Ku beertay hanan sankaga Haraad iyo xanun dakaama X2 Hub qaadkiyo dabeeca- Daada hadalka dabacsan Iyo oraahda hubaal diintiyo Akhalaqda ayaad damac Ii horseeda X2 Adaa dookhayga heesta Niyada dowriyoo diraaya Hawaawi adaa ku beera Hubaal adigaa damqaaya X2
Queue is empty
-- / --