VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hoobeeya cover - Lyrics

jaceylkii ina hantiye labadeenaa kala helay wali wan u heesaa habeen iyo dharaartii hurdada iyo soo jeed had iyo jeer hamigiisu ima daynin anigoo hooreeyaan wali hoobeeyaay leyahay hoobeey hoobeeyaa wali hoobeey leeyahay hadalka iyo heedhaada ayaa hugunka laabtayda hadba kaa dhageystaa haybadaada iyo quruxdaada ayaan hir iyo laaceeda sida hogosha soo haaboo leeyahay anigoo hooraan wali hoobeeyaay leyahay hoobeey hoobeeyaa wali hoobeey leeyahay hoobeey hoobeeyaa wali hoobeey leeyahay
Queue is empty
-- / --