VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kala jarasho - Lyrics

markaan ku jeclaaday adiga jees jees qalbiga jabiyee intaa aan janada een oon la jiifsaday ma maraan aan jarayba isoo jamanaysa jabkii ma ilaawinee jacdii iu taale halkaaga iga joog kala jarasho weeye markaan ku agjoogey adiga jaqafsadaay adiga jiidh jiidh nabad jaraaye intaa aan ku jiirayabay ee aan ku jeelay ma maraan jiahaysataba isoo jujuubaysa jabkii ma ilaawinee jacdii iu taale halkaaga iga joog kala jarasho weeye
Queue is empty
-- / --