VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Minyaro - Lyrics

ninka marwadii uu qabay mariin uu siiya iyo masruufkedi gabay hadana meer meerayee midkale ii doona yidhi fayoobi miyuu qabaa mayya yaabnaye meherkii horoo dayacan tukale muu wadi kara sidaaweeyoo minyaroo minwaynuun looga dhigo jacaylkaa yidhi magayo kalgacal mudo soo tirsaday meeshuu calafkii ku furay adoo midigta u fadhiya mataan wada yeelane martida iga durug ku tidhi miyaad soo dhawayn karta martaan caashaqii ka dhigay dareenku mayeelayaa
Queue is empty
-- / --