VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbigaan - Lyrics

daymadaa aragaaga deeqow indhayaga ku doogsin jiraa basaasay dartaaye maxaan uga dooshay docdaa u hayaantay duxdii hadalkaaguu dawoo u ahaaye naftii dugsanaysay maxaad uga daysay waakiila u digtoora wataadba daraato dar aale u ahaydee qalbigan darayaysan miyaanad dareemin dareenka jacaylka ka doob dhabanaaya wadnaha dacalkiisa ayaa dabra maankee miyaad igu daawan oo aad igu dayrin dookhiyo kalgacaylku dabay ku shidaanee qudhaydani daashay miyaadan u dabcaynin
Queue is empty
-- / --