VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rucle - Lyrics

rajada noloshaan dhamaan dhamaan rabitaane raxmada caashaqan caashaqan kareebin kareebin qof loole ragbakad kad hanataa aduunka ureene raxmada caashaqan kareebin rubadka iyo berka jacalka ragaadshay riyaaq bohol yawga naftayda rafaaday ruclada orodkayga orodkaygan risdoogale ogaanshan ruuxda iyo hiiganrafiq ku bidaaya aduu ku rabaaye run maaduugu baaqi bal uukugu rayne rug maad uyagleeshid reexanta udgoon naf luhu ku riyaaqe roobkan dayaa ramaadkuu ku baxaaye rixinkii kugu dheersan saw ma raacdo naftaadu riyadanqalbigayan ku abuurtay rugtee dulashay raalida nabdigaygan rabsha dahan ka ahaane ruuxadan iyo hiigan rafiiq ku bidaaya aduuku rabaaye runmaad uugu baaqi baluukugu rayne rug maaduy galeeshi
Queue is empty
-- / --