VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sahwi - Lyrics

aduun ayu waa sagaaloo sadkeedu mabuuxsamoo qabyaday usamaysan tahay qadarka masaluugayee sahwigay waxa iigu wacan naftaan sabaalinayaa rajo ayaan saadaaliyaa siraad baxayaan arkaa iftiinbaa iisawiran adaankuu soo socdaa hadana kaa sii socdaa jacalbaankuusidaa hadanakaa sii sidaa hadiin aanku sinlaha sideenkugu maaninaa bilood igusay dhisaa ayaamuhu waysocdaano waxaan sugayaa dharaar sahanbaan wali dhawrayaa sibaan wax usheegayaa hadana waan sarbeebayaa inaanseexadan rabaa hadana waan salalayaa halkaan salka dhigalahaaban wali seegayaa adaankuusoo socdaa hadanakaasiisocdaa jacalbaankuu sidaa hadana kaasii sidaa hadaaanku siina lahaa maxaanku gu aaminaa bilaada igu say dhisaa
Queue is empty
-- / --