VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xiskaan kugu qaabilee - Lyrics

Riskaan kugu qaabilee Ridadaad kaga nabad gashee RABAAN kugu dhaariyee Rafiiqnimadeena dhawr Aan wada raaxaysanee Ragaal kugu soo bixiyo Rogaal celin ha igu dilin Halkaan ramadkii ku furay Ku rayso adoo ragragan Naftaydana raali gali Rugtuu ku dhaqaaqay iyo Naftiisa halkuu la rabay Miyuu ramad kuugu dhalay Riyada kuu hoorta iyo Runtii rayskiyo nimcada Anaa kula raadiyoo Ku raacay inaad heshee
Queue is empty
-- / --