VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta gayaan - Lyrics

dhirtaba qaarbaan la goosan midhaha guudkooda saran aadmiga kala gobaadsan raguna kala gayaansan wax dhiba anigoo aan gaysan xidhiidhka dhexdeena goysan waataad sheekada gorfaysan iila timid sidii ruux garawsan waxaan ahay gaban hogaansan hidiyo dhaqankii garaysan ariniyo talo ii gawaansan waligay Kuma guuldaraysan naftaydii ku mooday gacalsan waxay ku ilowday goorsan ragana waxaan ka guursan nin ragoo adi kaa gayaansan anoo caasahqa la gaaxsan kaligaa adi kuu go'doonsan inaan yagleelno gurisan adaa diidoo garmaamsan inaan yagleelno gurisan adaa diidoo garmaamsan gar ALLEE waxa aad I raadsan markuu nafsigoo giraansan ku helo adoo ganaaxsan xaqiiqda adaa garawsan waxaan ahay gaban hogaansan hidiyo dhaqankii garaysan ariniyo talo ii gawaansan waligay Kuma guuldaraysan naftaydii ku mooday gacalsan waxay ku ilowday goorsan ragana waxaan ka guursan nin ragoo adi kaa gayaansan
Queue is empty
-- / --