VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z

Halbawlaha qaado Lyrics

jacayl quruxdiisa lamane qorsheeya
markan dhap u qeexo qiimaha noloshena
waxaynu ku qaadnay kalsooni quwaysan
damiir u qushuucay haa hmm 

qayoodkiyo laydha Qabowga indhahayga
xareeda qalac laysa wadnaha qodubkisa
ubaxa ka qan dooda Cabdow ila qayso

quwada dhiigayga qiimaha magacaaga
qalinkan ku qoraayo qadisan kashuba
liinay qumaneey halbowlaha qaado 

siduu qalbigaygu yahay qalbigaga
ayaan labadeenu mar wada qosolnaaye
qudhe naftahoo cabdow wada qaado 

Tariikh qoto dheerle ayaaba qortoo
Qalbigii dirgax ee sawirki qadra yaaleY
calafki kala qaaday ayaa labadeena
qoraal isku raacshe  Haa himm

Siday qandho caashaq qudhayda u
saaqday qiraal maragooda ayaaba
qoroo qays iyo laylu jacayl kala qaadey

Quwada dhiigayga qiimaha magacaga
qalinkan ku qoraayoo qadisan kashuba
liinay qumaney halbowlaha qaado 

*Siduu qalbigaygu yahay qalbigaga
ayaa labadeenu mar wada qosolnaaye
qudhe naftaho Cabdow wada qaado

Lyrics by: lamaane

Song name
-- / --