VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hoobinta ila garo - Lyrics

anigoo haligayoo hamigiisa caashaqa kaba hawl yaraystoo ka hadh galay dareenka sow heego curatiyo hogol iima di'inoo naftu haakah may odhan taydiina maan hurin hibo EEBE weeyee hadiyadii gudoomee adna tayda hooyoo hoobaanta ila guro adna tayda hooyoo hooyoo hoobaanta ila guro hawlaha aduunyadu hadhkaa labada galin iyo hal galgalatay weeyoo qofna haybsan maayee xaqa kii u hiishee ku hagoogta diintee RABIGAY hanuunshaa darajada nasiib heer hibo EEBE weeyee hadiyadii gudoomee adna tayda hooyoo hoobaanta ila guro adna tayda hooyoo hooyoo hoobaanta ila guro
Queue is empty
-- / --