VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jawi kale - Lyrics

hadii aad jarmaato jaceylkeenii burisay adigoon jixin jixin hadaad joogoba daysyay cakuye jabkayga jano adigu moodoo jiro aad igu abuurtoo jalkii qaadan waayay markaaad jibaaxdaad kaa dhayaa jaleecadaa inkastoon jiranoo awgaa usoo jabay noloshayda kaa jaray hadii aad jikaar iyo joojoobaadan noostoo jir jirooole qaabkii hadaad jaanta ii rogiii markaan kuu jiboodaan jawi kale samay see nabsigu haduu jiro jawaabtiisa waad heli markd jibaaxdaan kaa dhayaa jaleecada inkastoon jirabanahoo awgaa usoo jabey noloshayda kaa jaray
Queue is empty
-- / --