VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sharad - Lyrics

adoo shibta iga yidhi sheekadaada iga jaray maxaan shaa mareeroon dhiba sheegan waayay qalbigii haa qalbigii qalbigii aahaahaa adi kuu shifaysnaa kaa shaleeyay maantoo shabaqaad dhigaysaan shalay aan ku dhacayee shabaqaad dhigaysaan shalay aan ku dhacayee hooy hooy kuma shaafin karayee sheekadaadan iga daaa anuu kaa shiraacdee ha i sheegan abidkaa adigoo aan shiixayn sharaftayda dhawrayn maxaan sheed ka ooyoo ilmo shagax iga tidhi kalgacayl haa kalgacayl kalgacayl aahahaa kalgacayl i shiiliyo shuush igama guuree shidaad ii horseedoo sharadbaad i galisee shidaad ii horseedoo sharadbaad i galisee kuma shaafin karayee sheekadaadan iga daaa anuu kaa shiraacdee ha i sheegan abidkaa yala yala yala yala yala rux yaa rijaaal yala
Queue is empty
-- / --