logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta haku taagsan caahsaqa mp3 ahaan

Sawirka Nimco sagal

Nimco sagal

DajisVideo info Whatsapp

Our Snap: Lamaane

Embed

Fikradaada ka dhiibo heestan

haku taagsan caahsaqa lyrics

toostiyo xanuunkii tiicay aawadaayoo
talax gabay aawadaa ana waan ku tabaya
tubtii aynu jeexniyo tacabkaan astaynee
ha takoorin noloshoo ha ku taagsan caashaqa
talo waa ta eebee taada uun ma noqotee
ku tusoo dariiqii kuu tilmaamay dariiqii
adnaa ha igu talax tagine
aarkuba tudhaalaha tudud geela oo culus
iyada oo ka taag daran marbuu toocsadaa cawl
ana yaan tabaalada tiiraanyo waa hore
kula tiigsan xeerkee tuska ooda iga qaad
Lyrics by Masuul.com

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --