VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta raran jacayl - Lyrics

dareen iyo taran jacayl ayaa i ritoo habeen umaan ladin umaan ladin raaxa jiif qalbigan reemeen bogsoon ruuxdan dhibane bogsoon adaa riiqoo dabree dawee rubadaad ku taal dhigaa raga aynigaaga ah adaan rajo kaa qabee hadmaan kugu raysano riyaday rumayn riyaaq iyo damac lamaan ayaa i dhiboo runtii kamaan nasan reen jacayl busayl raagoon ba ayn niyadan niyadan roganen qancayn adaa ridayoo damqee dabiib qalbigan ku raba
Queue is empty
-- / --