A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z

waxyeelo Lyrics

nafyahay wehelkeedii wayday wax yeelada aad la jaartay
waxyeelada aad la jaartay dhibtiyo wadhidaa ku gaadhay
wakhtiga keenaa xumaaday
wanaagii haduu dhamaaday weheey xiisuhu idlaaday
jacaylkii wacnaa guumoobay ka weeco miyaa adkaatay
nafyahay waanadayda diiday qofkii saamahaaaga wiiqay
maxaa wali kuu hogaanshay
cishqiga madiga ku waartay jabkiyo ciilkaa ku weeray
wacyiga keenaa cuslaaday
wacadkii haduu waydaartay jidkiyo samihii ka weecday
qofkii wadnahaaga gooyay ka waynoow miyaa segtay

Queue is empty
-- / --