hididiilo iyo waayool
cishqigu ku yidhaa
wax jamoooooo
ano iyo ashadiiii
iyo waxa yaab jiroo
hanku yeedhiyoo
dareen baa yiloo
ani iimoo yeeli fur furay
yeelo maayo kaligeey
inaan ani yur yuuree
rajadii aan yab yabay
baby ii rumeeee

yaayuul dhib iyo
caasahqu yabaal
markuu yahay lurkaa
anigana yara sugtii
iyo habeen yaacayiyo
yoome yoome duhurk
yuhuunkabaa rabtaa
adi kuba rabtaaa
yama iga dhigteee
yeeli maayo kali
inaan yuururee
rajada aan yabyabay
adi kuu yab yabay
macaan ii rumeee
yeeli maayo kali
inaan yuururee
rajada aan yabyabay
adi kuu yab yabay
macaan ii rumeee

Exit mobile version