hididiilo iyo waayool cishqigu kii yidhaa wax jamo
ana yu ashadii waxaan yaab ku jiro haan ku yeedhiyiyo
dareenbaa yimoo yeelihii fur furay
yeelimaayo kali inaan yuururee rajada aan yab yabay
yag leeloo rumee
yaayuul dhibiyo caashaqu yabaal marbuu yahay lurka
ana yara sugtii habeen yaaciyiyo yooma yooma duhur
yuhuun kuba rabtaa yamaah iga dhigtee

Exit mobile version