Anoo ku sugaayo
Maa saan iyeeshay
ma suurtoodaa
Sahal igu dhaaftidee
Su’aasha qayaamaa
nawada sugaasee

Sixun makula socinee
Samaantaada ana suubihaaye
Makaa sabriyee
Silac iga dhowr
ha isaxriirsanee
Intii socoheeso
Adaa kaa soocday

Anoo ku sugaayo
Maa saan iyeeshay
ma suurtoodaa
Sahal igu dhaaftidee
Su’aasha qayaamaa
nawada sugaasee

Sababtaas sabraa noqday
Seefa caashaqa
Surta iga sartayee
maxaa sirta keenay

Anoo ku sugaayo
Maa saan iyeeshay
ma suurtoodaa
Sahal igu dhaaftidee
Su’aasha qayaamaa
nawada sugaasee

Exit mobile version