cindiga waaku rabaa caashaaqayga aa kaa cabsahaayee x2

cudur kuhaayee caymashadiisa lagaa ceshtayee ciil maahinoo cawo maalin kuula noqdee calwasaad kaween malehee x2

maxa laysku cameehaayee caad dhexdeena masaarnee waa ii cadeesay wixii calooshaa kuyaalee x2

cishqi minaas kugalee ceeshkii maa kuu cuntamaayee x2

cirbad korkeedee maan isku soo ciriri karaa caqli maahinee ceer yaamo guuraysee calafkay anaa umudeey

maxa laysku cameehaayee caad dhexdeena masaarnee waa ii cadeesay wixii calooshaa kuyaalee x2

Exit mobile version