Heesta Wadnahayga - Lyrics
Waagii baryayee wareerkiisaas wataa
Waran kugu yaale wehel loo wacdaas rabaa
Waxtar ii wax la'aan waa kala weyn yihiin
Waqti waayo adaa waabta ku fadhiyaa
Waqti waayo adaa waabta ku fadhiyaa
Wadnahey dhexdiis aad waraabisaa
Maku weey kariyee
Wacadkiyo wehele haka wecaninee
Iwalwaal waligaade walbahaarka iga dhoree
Waxkas ii waayeel wax maloo sheegee
Iwanaajiyee waa kugu waalanahee
Wadnahey dhexdiis aad waraabisaa
Maku weey kariyee