VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl - Lyrics

jacayl waa baayo hoof jar dheerbuu kaa ridaa adoo qardo jeex u maraybuu hadana kaa janjeedhsadaa waxan jarihiisa adag laab la kaca qalbi jiitamaba anigoo caashaqa u jeeda waxaan jixin jixo ka waayaba hadaan jeegaanta roobkiyo dhex tago jid barwaaqa leh halkuu calafkaygu jiriyo hadaan jaalahaygii helay ha jabin calafaw ha jabin ha jabin caashaqaw ha jabin ha jabin waligaaba joog jacayl waa daranyahoo cidluu kuu jamaadiyaa adoo daal jimicsanayuu nasiibku kaa jeedsadaa waxaan jaleecada kalgacal jaalqaaf kala habawnaba waxaan jaran jaro lahayn hawada soo jiidh idhaahdaba
Queue is empty
-- / --