VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cashar - Lyrics

casharbaan qorayaa cilmi aan ku leeyahay waan cadaynayaa eraygii ku cidhiidhya adigee ii calaamadeya carabkaaga ii mariya waa cajaayib duniduye way cibaaro badantee culays inuu ku fuulo cabsi mayna kaa hayn casaankiyo dhalaalkani cimrigiiba jirayaa hadaad caasiyowdoo cishqigii dhexdeeniyo curyaamisay kalgacalkii kugu ceebsan maayee CAADILKII na uumaan caawinaad ka sugayaa cilmiyahaw aduunyadu waa ceryamo baasoo cisii kii lahaa shalay ama laga cabsoon jiray oo codkiisa oo qudha dadku casharoobi jiray ayaa maanta sida cawl cararaya banaankee cidlada waxa baday cadawgii uu beertee calool ku fayoobayd adaa cudurka galiyee
Queue is empty
-- / --