VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dabeeylaha - Lyrics

Dabayluhu way isitaan Duufaanadu ima dhigaan Badwaynbay dooniduna ilasii durkaysaa Halkaa malab LA iigu daadshey waa dushaadoo Waxaan daydayaa waa adiga Aawadaa daalee Dawee nabarada qalbiga Dabiib boogtiyo wadnaha Dareen meesha iigu daran Walow ay durugsantahay Dibindaabyiyo waxaan balaayiyo qabo xanuun Daryeel iyo nolodha ugu diiday raaxoo Dantayda a an ku seegay doonistaadoo Daraadaa ugu haraaday waa danteenee Dawee nabarada qalbiga Dabiib boogtoyo wadnaha Dareen meesha iigu daran Walow ay durugsantahay
Queue is empty
-- / --