VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dardaaran - Lyrics

hadaad debada u baxaysay bilana mudo durugsan maahee baray daf ina soo odhane dardaaran yar aan ku faro dadaalka jacayka iyo xasuustayduun ha daynin dawgu toobiyo qoraxdu dalaalimo dadka aabo iyo hooyo daa,im hakaga dhigo hadaan duuloon dhaqaaaqo oo aan dal shisheeyo aado intaan maqanahay nimcooy dardaaran yar aan ku faro wacadka keenii dumashana ayay doqoniimo raaciye wax ku dibin daabshiyo wax kusii duqeeyaba daa,im hakaa ilaashee waan soo dadaalayaa hadaad duushood dhaqaaqdo oo aynu kala durugsanaano warkaagaan doonayaaye teleefanka soo diroo dadaalka jacayla iyo xasuuustayduun ha daynin dawguu toobiye qoroxdu dalaalimo dadka aabiyo hooyo daa,im haa kaga dhigo
Queue is empty
-- / --