VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhambaal - Lyrics

2xAduunyadu waa dhambaal Dharaarba warbaad heshaa 2x marbay dhiiin iyo naxdini adigu kugu soo dhacaan xilibay dhalashiyo farxadi adigiga soo gadhayaan 2x marbay dhayuhu arkaan aroos dhidibkii la muday dhalaalkaygi wajiga hadii uu is dhalan gadiyay 2x jacaylkaagi idhaaf idlaayo iga idlaa 2x
Queue is empty
-- / --