VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Garashada haween mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Nimco Yaasiin
Garashada haween

ilayn garashada haween
garaad dumar kama sinee
gambada way wada xidhaan
hadana magacooda guud
waloow ay gees ka tahay
raxmaba way soo gashaa
waxaan ku garwaaqsanaa
markii dalka loo gurmaday
la raray geediga waxqabad
go,aanka muwaadinimo
halkay gaadhsiisay iyo
waliba halgan geesinimo
xusuus aan guuriniyo
kalgacal aan abid gu,in
dalkaa gidi kuu hayee
ducada kula garab socdee
guushaadu ma naaqustoo
raxmooy geeridaadu dheer

kuwii aragtida guracan
waxyeelo ku gaysta yidhi
taniyo gulufkii ubbada
haduu guryasamo la dagay
marnaba taan gaabinee
xilkeedii gudatayee
gargaara ku caan baxadaye
adaa gobonimo sharaf
illaahay kugu galaday
ragana waad garab dhacdaa
taariikh wacan baad gashaye
amaantuna waa mid gara
xusuus aan guuriniyo
kalgacal aan abidkii gu,in
dalkaa gidi kuu hayee
ducada kula arab socdee
guushaadu ma naaqustoo
raxmaay geeridaadu dheer

codkii Nimco Yaasiin