VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Goobtani carfoona - Lyrics

waahabeen sidii culay cirku saafi yahayoo ruur lagu cidaadee goobtani carfoonaa dhalintuna cudoonaa caleemaha lulaayee kuuwada ciyaayee farxad kula cawee labada is caroostee calafkuna israacshoo ubad lagu badhaadhiyo hela caano iyo wiil
Queue is empty
-- / --