Qajelo ku sidee jacaylka markaga qaad qqado hadhigine qardhaas weye ha furin adiga qabanqabiye 2x
Hablaha walala qosla miya lagu qayliya 2x
Sida qarankeni dumay anigu qaladad gadiyey qardofa igu dishe maxad igu qonsatoo qiyamaha ii tustaa 2x
Hablaha walala qosla miya lagu qayliya 2x
Hablaha walala qosla miya lagu qayliya 2x
Ado qalbigayga dhibay ada beerkayga qalay qofba tahay igu dhexnool qumaatina kuma helo nafsan kugu qaybiye 2x
Hablaha walala qosla miya lagu qayliya 2x Hablaha walala qosla miya lagu qayliya 2x

Exit mobile version