VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kanoolaaday - Lyrics

naftu kay jeclaatow niyadaydu raacdow nasiibkaygaan ku helayo ka noolaaday kalinimo mataano naftaydiiyow niyada ku raacdoo nasiibkay ku helayo ka noolaaday kalinimo maankiyo naruurada farxad naawilaayaa looga dhigay nasiino qalbigu ku nabanyay ALLAHAYOW nimciyo khayr nasteexiyo badhaadhe le nolol caafimaad liyo kuwa nabad ku waaree ku nagaada naga yeel nabaradi i damqanayee i naafeeyay bari hore nasribaan ka baan heloo indhaha ku nuursadee kama bado nusqaanoo siduu iigu naban yay ana ugu nugulahoo nafta waan u hurayaa
Queue is empty
-- / --