VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Khadiija - Lyrics

khadiijaaay gobaadtihiyo gaari sharaf wayne murtidii haweenkaadtihiyo ruux garaad badane quruxdana RABAA kugu galaday guudka kuu sudhane waajibkaagii waad gudatay kula gudboonaaye bilad geesibaad mudantihiyo waliba geeraare waliba geeraare gabigood hablaha soomaalaa guusha kuu qiraye duco aan gaboobayn Ayaan kugu galbinayaaye nacab Kuma guhaadshoo marwoy cadawgu Kuma gaado khadiijaay adoo kalaa marna guda abaalkee gurigaad ku ababtiyo rugtuu EEBE kugu uumay goobtaad ku dhalataa ahayd gogol barwaaqeede waalid kugu gardaadshaad lahaydo joogay garabkaaga bilad geesibaad mudantiyo waliba geeraare gabigood hablaha soomaalaa guusha kuu qiraye duco aan gaboobayn Ayaan kugu galbinayaaye nacab Kuma guhaadshoo marwoy cadawgu Kuma gaado cadawgu Kuma gaadoo
Queue is empty
-- / --