Heesta Maseer - Lyrics
Adoon Maal iyo
Wax dhaqan
had iyo nool too ahayn
Maskiin oo fara marnaa
Markii aan kaa aqbalay
Adigaa maanta isbadalay
Inaan marna sheegto
kumaago maan jeclee
Laakiin samir
Inaad iga maarantood
Baryahan guur maagantahay
Ayaan maqlayoo sheekadoo
Naftayduna maagantahee
Maxuu xaalka yahay?
Inaan mar ka tuuro
Maseero miyaad rabtaa
Anoon muunada iyo
Maqsuudoo rayrakaya
Meel sare ugu fadhiya
Adaan marwo kuu noqdee
Maxaa dhacay jaalkayo
Midkaan rag ka doortayoo
Soo adiga maanta isbadalay
Inaad iga maarantood
Baryahan guur maagantahay
Ayaan maqlayoo sheekadoo
Naftayduna maagantahee
Maxuu xaalka yahay?
Inaan mar ka tuuro
Maseero miyaad rabtaa