VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naftaydaay Samir - Lyrics

dhoohane dhaqan xumaaye ilayni waa ruux dhar qaba daadkuna qof dhan moodayaan dheeftaba qaar baa qurxoon markii lagu soo hor dhigo hadana aan kuu dhadhamin naftaydaay samir ku dhaqan talana rabigaa u dhiib dhankiisana khayr ka filo ka maydho dharaaro wixii ahaa dhunkaali waa geed qadhaadh waliba waa loo dhintaa ragana qaar baa ka dhigan dhexday ragu wada xidhaan habloow dhabtii baan hadlaye ka fiirsada midaydaan dhugan naftaydaay samir ku dhaqan talana rabigaa u dhiib dhankiisana khayr ka filo ka maydho dharaaro wixii ahaa
Queue is empty
-- / --