VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nuurkii indhaha - Lyrics

Nuurkii indhahaiyo Nafta raaxadaydoo Sidaan kuugu nugulahay Niyadaadu ma ogtahay Anba nabrka caashaqu Inuu igu nagaado Nolashaba la'aantaa Inaan nacayoo ma'ogtahay Naxdin la'i aduun baa Naxriis uladayaa haa Neecaaw jacayliyo Waxaa naawilaa qayr Sida naq iyo raysi Naruurada nimcada roob Nugul kuugu doogsadaan Anna kuugu naaxaa Aniguna nimcooy Waxa aan ku nidar galay Naftan kuu hibeeyo Nasiibkayga kugu xiro Naxdin la'i aduun baa Naxriis uladayaa haa Neecaaw jacayliyo Waxaa naawilaa qayr
Queue is empty
-- / --