VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rajo - Lyrics

Rajo rajoo saw dharaar un kama gaadho kan rabay iyo saw haben qudha wuxu wuxu kama lumo baan 2x Sawkan roobki shalay da,ay rayskiyo baadka leh sita rucub caleen wayn laamuhu ruxmayan 2x Ana saw yarkan rabay cashaqu ma so rido 2x Rayigayga goormu u riyaqi dona 2x Sawkaa sawkaa sawkan ramad guyal dhalay radsanaya hilibkii 2x Sawkan raystay wiilki raci raci jiray horwayn gudhan 2x Taarikhta maalmaha marixa mise waxan rumaysta inan calaf ku raage 2x Anaa saw yarkan rabay cashaqu ma so rido 2x Rayigayga gormu uriyaqi doona 2x
Queue is empty
-- / --