VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Samaha - Lyrics

dabiibkayga noloshiyo daawadeyda igu socotay darbieyga adaa geeya iigu dooxan anigoo madaxayga dushiisaa iga joogtaaaaaaaaa damaha iyo durkiyo wanaaga daafta imid yuusan naga daadanoo dantu ya baylaha noqo danteydii xeeshii anaa dooshey maalmoo dulqaadkiyo adkeysiga dushaa ugu xambaartoo dayxa uga hadheeyoo farxad baan la darisnee samaha noo durkiyo wanaagaa daafta yimid yuusan naga daadanoo dantu yay baylah noqon noloshaan ku diirsadey degenaan ta reerkiyo jaceylkeenan daahirkaa madagtaad ku daartoo ku doojisay wanaagoo adaa dabka ushidey samaha noo durkiyo wanaagaa daafta yimid yuusan naga daadsaoo dantu yay baylah noqon dooqiiyo kal gacalkii wuu igu darooroo malbaa ku daahnoo dibnahaan usaarnoo ducadaa waalidkaeeniyo diintaan ku dabarnee samaha noo durkiyo wanaagaa daafta yimid yuusan naga daadano dantu yay baylaha noqon
Queue is empty
-- / --