VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Suba Saalax - Lyrics

qalbiga sowba salaax habeenkii ku seexiyoo naftana sasabuu ku yidhi saakuu kuu imanayaaye intaa samir iilahaw hadanaa saqda dhexe hurdada sardhada anigo ku jira ayuunbaan salalayaayo saskiyo riyadaa igu badan sahwiga waxa iigu wacan codkaagiyo suuradii intoo la ii sasawiro salaantiyo sheekadee kalgacalkeenii sugnaa haday sahal moodayaan sifaha ma iloobi karo sideenoo kale cishqigu labadu isugu sidka dadbaa salidoo la raba samaanta dhexdooda taal inay kala saydhiyaan miyuuse iga suulayaa jacaylkaan kuu sida saakuu igu daranyohoo si waynbaa la ii haya aday sanbabada wadnuhu oo aad saaxiib latahay sadriga ay kugu hayaan xusuustaaduun sidaan sareedaan kula jecloo samaanban kula rabaa sidaydoo kale ahaw wakhtiga salawgiisa iyo sunida saawaha ka jira sareeyaan kuu baryaa sulaaqmoo aawadaa dharaartaa ii sanada warkaaga sooryaiyo aniga soor iiga dhigan suldaarada waayihiyo kalidu yaykaa salsalin ruuxaygaa kula socdoo anigu salka kama fadhiyo sareediyo imashadaadan saadaaliyaa samiyo wada joogideena sadriga waligaa ku hay jacaylkeenii sidoo sinaba yuu kaaga lumin
Queue is empty
-- / --