VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxaan tabayaa galgacal - Lyrics

2x waxa tamar badnaadaba waxan waxaan tuuryo dheer lahaa waxaan hawliba taal anigu aan tiidsan jiray 2x wahheey maantaan tayooboo taladu iga meersantahy 2x waxaan tabayaa galgacal tusmadu aya iga fogtahay talaabo uma qaadi karo 2x waxaan tooydana ma jiro tabaaladan ii qarsoon illaah toosan ha iga dhigo
Queue is empty
-- / --