VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xilo jano - Lyrics

Shaw waxaan u jeel qabay Shaw inaynu jaarnoo Shaw jidhkaygii baad tahayeey Shaw jaleecadaadaa Shaw ijiidanaysoo Shaw nimaan jantaa tahayeey Shaw midaan jikaariyo Jirabad aqoonoo Shaw ila jidaa tahayeey Shaw nimaan jareexiyo Jawaab adag i odhanoo Shaw ila jiraa tahayeey Jacaylkeenu kii jira Jacalykeenu kaan jabineey Jirid wayn alaw noqoyeey Shaw waxaan jaraysnayn Shaw adaa ijalayoo Shaw xilo janaa tahayeey Shaw jaahayga nuurka ah Shaw adaa la joogoo Shaw jawi saxaa tahayeey Shaw midaan u jiibi iyo Hees beena jilaynoo Shaw jalaqsan baa tahayeey Shaw nimaan jalaafada Jara iga ridaynoo Shaw i jara baraa tahayeey
Queue is empty
-- / --