VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Baliday bali daawo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

No name
Baliday bali daawo

baliday balidey
bali daawo
hadaday ha daawo
dayrtii jaceylke
bilaney abuura
belah ka dhowre
faisoy daraada
badinkod hawenban
bashal ka diide
balidey balidey
bali daawo
axdigii mabeen gurin
bur burkan ka dhowra
balan iyo jacey
baildey balidey
bal idawo
caawana bar waqiyo
farxadiyo bararan
kula bar bar tagnee

codkii No name