VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caraabo - Lyrics

dartaabaan caraabaa cadceedaan wareegaa taniyo cawayskee codkaaga aan u ooyaa ana waad i ciishaa calooshaad i hurisaa ana kaama caagoo carabkaa i qalaloo cidlaan kaaga heesaa inaan caawa ladanahay caalamkaa moodoo cimilada xumaatiyo waqtigaa i ciiloo adaan kuu cakiranahay canaaniyo dhib mooyee warsan iima celisidoo cishi qudha aduunyada cisi kaama helo ani cabashadu dan weeyee ciirsibaan ka raadshaa bal inaan codkii helo curadkaan jeclaaye u cataabi jiray ani
Queue is empty
-- / --