VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhibtooday - Lyrics

dhibtooday jaceyl dartaaye wanaag miyaanad daadeyn dhantaashay habkii wacnaayee xumaanta miaanad dhaafin dhuguhooyow dheefsadey qalbigan dhaawacu kuyaalo ee aad waliba ku dheeshay miyaanad usoo dhawaaneyn dhabaan kuula hadlayaaye hadaanad sidaa wax dhaamin dhacdooyinka caashaq reebo adaa dhitadooda yeelan naftan kuu dhabar adagtay marnaba haku dhago adkaanin aday kugu dhadhamaysaa dhamow weheshiga ha diidin inbadan bay indhaha haday ku dhu yaashey oo aad dhiigeeda raacdey miyaanad dhinaceega eegayn dhabaan kuula hadlayaaye hadaanad sidaa wax dhaamin dhacdooyinka caashaq reebo adaa dhitadooda yeelan
Queue is empty
-- / --