VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Diriyan cover - Lyrics

Diryan oo diryan
Diryan dooxada ka yeer
Diryan oo diririglee
Diryan duul maqan uyeer.

Durbaan dadku waa madow
Durbaan hiddahaaga doon
Durbaan dumarkiyo raggaba
Durbaan daawaad u tahay
Durbaan weligaa ha damin…

Durbaan waa doog dhulkii
Durbaan webiyaa dur duray
Durbaan cirku waa daruur
Durbaan waa deeq allee
durbaan weligaa ha damin

Durbaan maalkii dareer
Durbaan dhashay duunyadii
Durbaan dalag wuu baxaa
Durbaan danta noo horseed
Durbaan weligaa ha damin

Queue is empty
-- / --