VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gayaan - Lyrics

dhirtaba qaarbaan la goosan midhaha guudkooda saaran aadmiga kala gobaadsan raguna kala gayaansan wax dhiba anigo aan gaysan xidhiidhka dhexdeena goysan waataad sheekada gorfaysan iila timid adigoo garawsan waxaan ahay gaban hogaansan hidihiyo dhaqankii garaysan arin iyo talo ii go'aansan waligay kumaan guul daraysan naftaydii ku mooday gacalsan waxay ku ilowday goorsan ragana waxa aan ka guursan nin ragoo adi kaa gayaansan anoo caashaqa la gaaxsan kaligaa adi kuu gadoodsan inaan yagleelno guri san adaa diidoo garmaamsan gar ALLE waxaad i raagsan markuu nafsigoo giraansan ku helo adigoo ganaaxsan xaqiiqda adaa garawsan
Queue is empty
-- / --