VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jeel hore Cover - Lyrics

Waxaan jawi wax barasha leh wada joognay waayahan waxaan jeeso iyo qalin jahli ciribtirkii wadayX2 Inkastoon lajaar ahay inta jalaqsan dumarkaba ma anigaa maleyn jiray muna inaad i jeceshahayX2 Maa tiraahdid waan jabay jaceyl adiga awgaa maa tiraahdid jeer hore adaan kuu jidbeysnahyX2 Waxaan subax jarmaadaba jaqafsiga ku imaan jiray waxaan jaanta soo dhigay meelaad joogto galabtiiX2 Inkastoon jaleecada tumey jaadka aa tahya ma anaa jeelka kugu dhacay jirkaaga uun ka garan karaX2 Maa tiraahdid waan jabay jaceyl adiga awgaa maa tiraahdid jeer hore adaan kuu jidbeysnahayX2 Jamashada kalgacalka leh jeedaala eegmada waxaan soorta kaa jaray jamad adiga kaa helayX2 Kol hadaadan juuq iyo jawaab aniga iga helin adigaa jidbeysane maad cadeysid jamashadaX2 Maa tiraahdid waan jabay jaceyl adiga awgaa maa tiraahdid jeer hore adaan kuu jidbeysnahayX2
Queue is empty
-- / --