VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kawsarcali waan bukaa - Lyrics

bildhaantaadi layga raacyey booqashadaadiui layga raacyey jaceylkaad igu beertaa igu balaadhey haa haa baanooy adigaa igu beeree iga baano waan bukaa anigu bastey baan ahoo waan bukaaa bulshadu ima ogoo waa bukaa cishqigaad igu beertaa igu bariistoo waan bukaaaa hayga baydhin baby kaaly boogtaa caashaq kaalay baano badbaadi beerka kuu nuglaadey habaaqan adigaan kuu buseelee hayga baaqan ahaaaa waan bukaa anigu waan bukaa basteybaan ahoo waan bukaa cishqaad igu beerto waan buakaa
Queue is empty
-- / --